Dhawaan waxa Soo Shaac baxday Inay Ciidamada Maamula xabsi Kuyaala Dalka Itoobiya Jirdileen Kadibna Kufsadeen gabar soomaaliyeed O Magaceeda Diidey In warbaahinta Laga Shaaciyo, Sida Gabartani u Sheegtay wakaalada Wararka Roter Waxay Ciidamadani Ku sameeyeen Kufsi Iyo Jirdil.
gabadhani Ayaa Sheegtay Inay Ciidamada xabsiga Maamula Ku Eedeeyeen Inay ka Tirsan tahay Ururka ONLF Ayna Sidaasi dhacdadani kula Dhaqaqeen Falkani oo Ah Mid Arxan daro Ah.
Waxayna Tiri’Xata Maxasusto inya Nin Ay hayeen lakiin ciidamada cabsiga Oo Dhan Waxay na Dul sarnayeen Aniga Iyo Gabadha Kale Ee xabsiga Kujira waxayna Markii ay naga kacaanba Noogu darayeen Jirdil Kale.”
Ciidamada Itoobiya Ayaa Siweyn loogu eedeya Inay geystaan Dhacdooyin Bini Aadanimada Ka Baxsan iyadoona Caruurta U qabtaan kooxahaasi fal xun kula Dhaqma.
Halkan Hoose Riix si aad U daawato Muuqaalka Naxdinta leh
0 comments:
Post a Comment