Home » » Daawo Gabadh Soomaaliyeed oo ay Ajaanib si xun U Tumayaan.

Daawo Gabadh Soomaaliyeed oo ay Ajaanib si xun U Tumayaan.

-->
Muuqaalkani oo ay soo dhigeen Barta Internetka qolo ku hadasha Magaca Ciidamada Amaanka Xuduudaha ayaa si bini aadanimada ka baxsan ula dhaqmay Gabadh Soomaaliyeed.

Gabadhani oo si arxan daro ah loogu jirdilayo Qol yar oo danbi baaris loogu tala galay ayeey si jees jees ahi uga duubeen muuqaalkaan balse Gacantooda kasoo baxay.

Soomaali badan ayaa tahriib ku gala carbaha balse la kulma qaarkood falal uusan afku karin haba ugu badnaato Dumarkeena Soomaaliyeed , tanina waxa ay kamid tahay dhibaatooyinka had iyo jeer Soomaalida tahriibka ah lagula kaco.

MUUQAALKA MARKAAD ARAGTO WAXAAD DAREEMI DOONTAA SIDA NAXARIIS DARADA AH EE LOO TUMAAYO.


Share this video :

1 comment:

  1. oh no they are mercyless weceladan Allah aya kuga aarayo insha allah Illahow umad walba oo muslim ah dhibtaada ka saar améen

    ReplyDelete

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2013. Video - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog
-->