Magaalada Karkuuk ee dhacda waqooyinga dalka Iraq ayaa waxaa kor u kacay shilalka ka dhaca wadada magaalada, waxaana maamulka wadooyinka deegaanku sheegeen in saacad kasto shil dhoco.
Sababta ka dambeysa kor u kaca shilalalka ayaa lagu tilmaamay kadib markii sawirka gabar u sharaxan quruxda lagu dhajiyay wadada qarkeeda, kaas oo inta badan qaadatay ogaalka darawaladii ka xeynayay gawaarida .
0 comments:
Post a Comment