Al
Fanaan Abwaan Xuseen Shire Ciyaar jecel ayaa Laxamiiste Mustafe Kiiko ku
tilmaamay Tuug heesaha xada,oo aan wax lagu aamino karo jirin.
Fanaan
Xuseen Shire wuxuu tibaaxay inuu ka naxay markii hees uu xaaskiisa u sameeyay
ka xaday Mustafe Kiiko oo laxanka u saaray.
“1996
ayaan Mustafe Kiiko heesta Luul u dhiibay kadibna wuxuu heestii sheegtay inuu
sameeyay ,waxaan hadana Caawa ka arkay telefishinka heestii oo Cabdi Jibaar
leeyahay waxaa sameeyay Abwaan Dheglas” ayuu yiri Fanaan Ciyaar jecel.
Ninkaas
waa Fadaro,waa Tuug waxaana soo saari doonaa heesta,aniga ayaa soo qaadi doono
sidaas darteed waxaan uga digayaa Fanaaniinta inuu ninkaas heeso ku qaldo” ayuu
yiri Xuseen Shire.
0 comments:
Post a Comment