Home » » Kaamiriiste C/naasir Ciro Iyo Muusikiiste Mustaf Kaarama oo Qarka U Saaran In ay Isku Gacan Qaadaan”Sababtu Maxay tahay”

Kaamiriiste C/naasir Ciro Iyo Muusikiiste Mustaf Kaarama oo Qarka U Saaran In ay Isku Gacan Qaadaan”Sababtu Maxay tahay”



Waxaa Cirka Isku Shareeray Cadaawadii u Dhaxeysay Kaamiriiste C/naasir Ciro Iyo Muusikiistaha Da’da yar ee Mustaf Kaarama Kadib Markii Dhawr Mar Ay Ku sigteen In ay Gacan isku Qaadaan.

Shabakadda Filimcusub.com oo u Kuurgashay Qilaafkaasi Hareeyay C/naasir Ciro Iyo Mustaf Kaarama Ayaa Ogaatay In Dagaalka Ka dhaxeeyo Labadooda uu Salka Ku Hayo Hanashada Gabar Ay Wada Jecel Yihiin oo Iyana Fanaanad ah Laguna Magacaabo Hani Uk.

Xogta Sirta ah oo ay filimcusub.com ay Heshay Ayaa  Intaa Ku sii Daraysa In Kaamiriiste C/naasir Ciro uu  Carruurtiisa u Dayacay Jaceylka  Hani uk uu u qaaday Dartiis Sidoo kalena Muusikiiste Mustaf Kaarama Ayaa Isaga Jaceyl Awgiis U daayay Balwad uu lahaa
Shaqsi si weyn ugu Dhaw Fanaanadda Hani Uk oo La Rumaysan Karo Ayaa gubtanews.com u Xaqeejiyay In Hani Uk Ay Labdoodaba Ay Si Kala Gooni Gooni ah Ula Socoto Isla Markaana Ay Ku Danaysato Maadaama Ay Jecel Yihiin.

Nala Daawo Hees Ay Si Wada Jir ah ay Uga Qayb qadanayaan C/naasir Ciro Iyo Mustaf Karaama Waxaana Heesta Qadaysa Gabadha Labadooda u dhaxeysa ee Hani Uk


Share this video :

0 comments:

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2013. Video - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog
-->