Home » , » Fanaaniinta Ceydaruus Halyeey Iyo Farxiyo Fiska oo Ku Ceeboobay Hees Cusub oo Ay dhawaan Soo Qaadeen”DAAWO+VEDIO

Fanaaniinta Ceydaruus Halyeey Iyo Farxiyo Fiska oo Ku Ceeboobay Hees Cusub oo Ay dhawaan Soo Qaadeen”DAAWO+VEDIO

Shabakadda Filimcusub.com ayaa Si Fudud Uga Salgaartay Sheegashadii Beenoowday oo ay Sheegteen Fanaaniinta Ceydaruus Halyeey Iyo Farxiyo Fiska Heesta Dhaayaheyga oo Dhawaan ay Soo Qaadeen Balse Noqotay Mid ay Ku Fashilmeen KADIB Markii Fanaanadii Hore u Qaaday Heestaasi Ay La soo Xiriirtay Shabakada Filimcusub.com

”Waxaan La yaabay Markii aan Arkay Heestii aan Lahaa oo ay Soo qaadeen Walibana Ay sheegteen Labada Fanaan Ee Ceydaruus Iyo Farxiyo Fiska Waana Ceeb Tuuganimo ah Waana La Xisaabtami doonaa Sidaasi Waxaa Tiri Rooda Wacan oo Aydu lahayd Heestaasi

Hoos Ka Daawo Ceydaruus Iyo Fiska oo Qaadaya Heesta Dhaayaheyga


Sidoo Kale Daawo Heestaasi oo Ay Hore u Qaaday Rooda Wacan 

-->
Share this video :

0 comments:

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2013. Video - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog
-->